Waxaa la soO gaba gabeeyay shir u dhaxEeyay maalmihii la soo dhaafay masuuliyiin ka kala socotay maamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo looga hadlayay Nabada Magaalada Gaalkacyo iyo waliba guud ahaan Gobolka mudug.
Kulanka ayaa inta uu socday waxaa laga dooday qodobo dhowr ah iyadoona ay jirtay in dhowr mar lagu sigtay in shirkaas lagu kala tago.
Ugu dambeen Masuuliyiintii ka qeyb gashay shirkaas ee dhinacyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay soo saareen Sagaal Qodob oo xal u noqonaya Nabad ka dhacda Magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.
Hoos Akhriso War-Saxaafadeed ay Soo Saareen.