Akhriso:-Dowladda oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

War-saxaafadeed ka kooban dhowr qodobad ayaa ka soo baxay Wasaaradda,kaasi oo si faahfaahsan looga hadlay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda.

Comments
Loading...