• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, August 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sheekh Shariif oo War kulul kasoo saaray Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Ceelbaraf

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 3, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
Sheekh Shariif oo War kulul kasoo saaray Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Ceelbaraf
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Sh. Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii saaka Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Shariif oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku Cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidanka ATMIS ku leeyihiin Ceelbaraf, kaasi oo geystay khasaaro aad u farabadan oo isugu jiray dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed.

Sheekh Shariif ayaa weerarkii dhacay ku tilmaamay mid lala beegsaday dad shacab ah oo ciideysanaya, wuxuuna tacsi u diray dadkii shacabka ahaa ee ku dhintay weerarka, isagoo Caafimaad u rajeeyay dadka dhaawacmay.

“Waxaan tacsi u dirayaa, lana qaybsanayaa xanuunka ehellada dadkii ku dhintay weerarkaas iyo kuwa dhaawaca ah. Weerarkaan -oo ah mid argagixiso oo lala beegsaday dad shacab ah oo ciideysanaya- waa mid dadkeenna loogu diiddan yahay in ay si nabad ah ugu noolaadaan dalkooda’ ayuu yiri Sheekh Shariif.

Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerarkii saaka ku qaadeen deegaanka Ceelbaraf ay ku dileen ugu yaraan 173 Askari oo ka tirsan Ciidanka ATMIS gaar ahaan kuwa Burundi, isla markaana ay dhaawacmeen tobanaan kale oo Askari.

Weerarkaan oo dhacay waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa uu ku bilowday qaraxyo Is-miidaamiim ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana weerar kadib dhacay dagaal culus oo dhexmaray Ciidanka ATMIS iyo Al-shabaab.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta kulan la qaatay Beesha Caalamka

Next Post

Farmaajo oo Caawa soo saaray dhambaal ku socda saxafiyiinta Soomaaliyeed

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.

August 20, 2025
Waqtiga la dooranayo Guddoonka Baarlaamka Maamulka Waqooyi Barri oo la shaaciyay.
Warar

Waqtiga la dooranayo Guddoonka Baarlaamka Maamulka Waqooyi Barri oo la shaaciyay.

August 19, 2025
Madaxweyne Deni oo Isimada Sanaag iyo Haylaan Kula Kulmaya Boosaaso
Warar

Madaxweyne Deni oo Isimada Sanaag iyo Haylaan Kula Kulmaya Boosaaso

August 19, 2025
Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegtay in dilay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegtay in dilay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

August 19, 2025
Xamaas oo Aqbashay Xabbad-joojin Cusub
Caalamka

Xamaas oo Aqbashay Xabbad-joojin Cusub

August 19, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Shaqo ku Tegaya Dhuusamareeb
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Shaqo ku Tegaya Dhuusamareeb

August 18, 2025
Next Post
Farmaajo oo Caawa soo saaray dhambaal ku socda saxafiyiinta Soomaaliyeed

Farmaajo oo Caawa soo saaray dhambaal ku socda saxafiyiinta Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.

by Ilhaan
August 20, 2025
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir ah...

China Unveils Special Visa to Draw Young Tech Talent

China Unveils Special Visa to Draw Young Tech Talent

by Liban
August 20, 2025
0

Beijing, — China announced on Wednesday a new visa program aimed at attracting young scientists and innovators, part of Beijing’s...

Somalia: Heavy Security Deployment in Dhusamareeb as President Hassan Arrives for Key Mission

Somalia: Heavy Security Deployment in Dhusamareeb as President Hassan Arrives for Key Mission

by Liban
August 20, 2025
0

Dhusamareeb – Reports from the Galmudug capital indicate that police and Darwish forces in the state have been placed on...

Speaker Election Registration Begins in Northeastern Somalia’s Parliament

Speaker Election Registration Begins in Northeastern Somalia’s Parliament

by Liban
August 20, 2025
0

Lasanod, Somalia - The registration process for candidates vying for the post of Speaker of the Northeastern Somalia Parliament officially...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
China Unveils Special Visa to Draw Young Tech Talent
English News

China Unveils Special Visa to Draw Young Tech Talent

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia: Heavy Security Deployment in Dhusamareeb as President Hassan Arrives for Key Mission
English News

Somalia: Heavy Security Deployment in Dhusamareeb as President Hassan Arrives for Key Mission

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Speaker Election Registration Begins in Northeastern Somalia’s Parliament
English News

Speaker Election Registration Begins in Northeastern Somalia’s Parliament

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former U.S. Ambassador Warns Against Washington Recognizing Somaliland
English News

Former U.S. Ambassador Warns Against Washington Recognizing Somaliland

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saleeban Siyaaf and Abdulqadir Nasru-diin Executed in Mogadishu
English News

Saleeban Siyaaf and Abdulqadir Nasru-diin Executed in Mogadishu

August 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray mashaariic laga fuliyay Galmudug.
  • China Unveils Special Visa to Draw Young Tech Talent
  • Somalia: Heavy Security Deployment in Dhusamareeb as President Hassan Arrives for Key Mission
  • Speaker Election Registration Begins in Northeastern Somalia’s Parliament

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00