DEG DEG: Newcastle United oo ceyrisay Macalin Steve McClaren

Kooxda Newcastle United ayaa goor dhaw ku dhawaaqday in Kooxda laga ceyriyay tababare Steve McClaren.

Steve McClaren ayaa kooxda la joogay muddo 9 bilood ka hor inta aan kooxda laga eryin.