Deg Deg: Ciidamadda Switzerland oo Xir Xiray Saraakiil Ka Tirsan FIFA

Ciidamadda Dalka Switzerland ayaa goor dhaw ku xiray Hotel ku yaalla Magaaladda Zurich Saraakiil ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka Ee FIFA.

Ugu Yaraan Lix Xubnood ayay wararka sheegayaan in ey xireen Ciidanka Switzerland iyadda laga Cabsi qabo inuu ku jiro Dadka la xir xiray Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter.

Go’aanka lagu xiray Madaxdan ayaa yimid kadib Markii Mareekanka uu ku dhaliilay Xubanahasi Musuq maasuq baahsan.