Xildhibaan Hudda Axmed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya oo lagu eedeyay in ay wada guursataya 3-dex Nin ayaa warkaas ku tilmaantay been abuur iyada laga faafiyay.
Hudda Axmed Cali oo wareysi siisay Idaacada Dalsan ayaa sheegatay in warkaas uu yahay mid aan laheyn sal iyo raad faafinta dacaayadaasna uu ka dambeeyo Suldaanka Beesheeda sida ay hadalka u dhigtay.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga oo Dhamaystiran.