Xildhibaan Caasha koos oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Todobanaad ayaa sheegtay in xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada Waqooyi oo ay kamid tahay ay iminka dib usoo celin doonan Matalaadii siyaasadeed ee Gobolka Banaadir.
Xildhibaan Caasha koos ayaa sheegtay in aysan sax aheyn in Muqdisho aysan helin Matalaad siyaasadeed.
Gobolka banaadir ayaa helin matalaad siyaasadeed iyada oo xubnaha aqalka sare ee loo qeebiyay Maamul-goboleedyada uusan saami ka helin maamulka Gobolka Banaadir.
Halkan ka dhageyso Xildhibaan Caasha koos: