Xildhibaan C/llahi Goodax Barre ayaa ugu baaqay dadka reer Hiiraan in ay taageeraan maamulka Hirshabeele.
Xildhibaan Goodax ayaa sheegay in loo baahan yahan in iminka ay hiigsadaan Horumar iyo in ay helaan dadka deegaanadaas maamul waanagsan.
Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolkaa ayuu u jeediyay in ay taageeraan Xukuumada uu soo dhisi doono Madaxweynaha Hirshabeele Cali C/llahi Cosoble.
Halkan ka dhageysi Xildhibaan Goodax.