Madaxda Shirkada Amal Bank iyo Madaxda maamulka Puntland, ayaa maanta waxaa magaaladda Garowe uga socda kulan aan caadi aheyn, kadib markii irdaha la isgu laabay xaruunta shirkadaasi ee Garowe.
Ilo wareedyo la hadlay idaacadda Dalsan ayaa sheegay in Ciidamo daacad ah Madaxweyne ku-xigeenka Puntaland ciidamo daacad u ah ay xireen xarunta Shirkadda.