Wasiir Odawaa”Doorasho Dadka ay Codeynayaan Suurtogal Ma Ahan 2016”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa Maanta Shaaciyay in Imminka aysan suurtogal ahayn in Doorasho Dadka ay codeynayaan ay ka dhacdo Soomaaliya.

Wasiirka waxa uu sheegay in Dowladda ay qaban doonto Doorasho lkn aysan ka dhigneyn in haddii Dadka aysan Cododkooda Dhiiban in Meesha ay ka baxayso Doorashadda oo idil.

Hadalkan lama ogga Sida ay uga Jawaabi Doonan Xisbiyadda Dalka ka jira iyo Dhinacyada Dowladda taageera.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor