Guddiga Doorashadda Dadban ee Dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyey in Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed Mukhtaar Ibraahim laga joojiyey Musharaxnimadiisa, kadib, markii uu ku xad-gudbay Qawaaniinta Nidaamka Doorashadda iyo Anshaxa Musharxnimo.
Halkan ka akhriso Wareegtadda Musharaxaasi looga joojiyey inuu isa soo sharxo:
–
©Radio Dadban