Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-mutiyeed kasoo saartay
Fatahaadaha Roobabka iyo Wabiyada Jubada iyo Shabeelle.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa tacsi u dirtay dhammaan dadkii ku geeriyooday fatahaadihii ka dhacay Magaalada Baladweyne, kuwaasi oo uu saameyn ku yeeshay fatahaada Wabiga Shabeelle.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso gurmadka loo sameeynayo dadkii Soomaaliyeed ee uu dhibka kasoo gaaray musiibadii ka dhacday deegaanada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle iyo Jubba.
Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka.