Wareegto ka soo baxday Xfiiska Mdaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa xilkii looga qaaday gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Puntland Cabdifitaax xaaji Aadan.
Gudoomiyihii Maxkamada ciidamada Puntland oo xil ka qaadistaasi lagu sameeyay ayaa Warbaahinta u sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay.
Cabdifitaax Xaaji aadan ayaa waxaa laga dhigay Garsoore ka tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland.
Warkaas oo faah faahsan goordhow la socda.