Dhageyso:-“Cali jeyte”Dhalinyaradii lagu qabtay Boosaaso kama tirsana Shabaab balse waa lagu qalday waxyabaha qarxa

Cali jeyte cusmaan gudoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dhalinyaradii dhawaan maamulka Puntland ay ku qabteen iyaga iyo gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa kadib markii Gaarigii ay baareen Ciidamadii joogay koontoroolka laga galo Baladweyne.

Waxa uu sheegay in dhalinaradaas uu aqoon badan ay u leeyihiin islamarkaana aysan ka tirsaneyn Al-Shabaab ayna yihiin dad is iskood ah isaga Shaqeesta isagana uu siqaas ah u yaqaano sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ragaan la qalday islamarkaana uu qalday qofkii Gaariga u dhiibay ee qaraxa ugu buuxiyay,waxa uuna ugu baaqay madaxda Mamulka puntland in dhalinyaradaas ay u cadaalad falaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media