Gadiidka AMISOM oo jiiray Gaari ay saarnayen Dad Shacab ah

Ugu Yaraan toddobo Ruux ayaa dhaawacmay kadib markii Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM uu jiiray Gaari ay saarnayen Dad shacab ah(Hoomey).

Afar rag ah iyo Seddex dumar oo dhaawac ah ayay aragtay Wariye ka tirsan Radio Dalsan oo gaartay halka uu shilkan ka dhacay oo ka tirsan Degmada Wadajir.