Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa U sheegay Radio Dalsan in Shaqaale Turki ah lagu weeraray Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho.
Saxafiyiinta Gudaha ayaa soo dhigay Barta Twitter Warar sheegaya Weerarkasi iyo khasaaraha ka dhashay.
#URGENT: #Turkish national shot dead in a drive-by-shooting by suspected #Alshabaab gunmen in a car in #Mogadishu‘s Hodon district. #Somalia
— Omar Nor (@Omaar_nor) January 1, 2016
BREAKING: #Turkish nationals targeted in a drive-by shooting attack in #Mogadishu, at least one dead – Source. #Somalia#Turkey
— Live From Mogadishu (@Daudoo) January 1, 2016
Dhinaca kale waxa jira Warar sheegaya in Injineerka Turkiga ah uu ka dhaawacmay Garabka Midig waxana Magaciisa lagu sheegay Kamal.
Weerarkasi waxa ku geeriyootay Xaawo Xasan Isaaq oo 5 saano jir ah kadib markii ay rasaas madaxa kaga dhacday.