Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Sate oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inay xoojinayaan dagaalka ay kula jiraan Alshaabab, si looga saaro deegaanada maamulka.
Wasiir Sate waxaa uu tilmaamay inay abaabul culus ugu jiraan la dagaalanka Alshabaab, iyo sidii ooga saari lahaa K/galbeed, oo uu uu xusay inay dhibaato ku hayaan deegaanka, waxaana uu sheegay go,aankii dowladda ee madaxweyne farmaajo inay qeyb ka yihiin, kaasi ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.