DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegay inay Abaabul ugu Jiraan La Dagaalanka Alshabaab

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Sate oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inay xoojinayaan dagaalka ay kula jiraan Alshaabab, si looga saaro deegaanada maamulka.

Wasiir Sate waxaa uu tilmaamay inay abaabul culus ugu jiraan la dagaalanka Alshabaab, iyo sidii ooga saari lahaa K/galbeed, oo uu uu xusay inay dhibaato ku hayaan deegaanka, waxaana uu sheegay go,aankii dowladda ee madaxweyne farmaajo inay qeyb ka yihiin, kaasi ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media