(Dhageyso) Gudoomiye shegay in ay soo weerareen Al-shabaab

gudoomiyaha dhanka amniga iyo siyaasada ee dagmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Ibraahim Madowbe Nuur oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in hoyga uu ka daganyahay Jalalaqsi ay soo weerareen Al-shabaab.

gudomiyaha ayaa meesha ka saaray in ay jiraan qasaaro dhankooda soo gaaray,wuxuu kaloo sheegay in ay Al-shabaab weerareen fariisin ciidamada jabuuti ay kuleeyihiin Jalalaqsi.

Halkan hoose ka dhageyso codka