DEG DEG: Dagaal ka socda Tarabuunka

Dagaal xoogan oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isu istictaalayo ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Tarabuunka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ,waraka hordhaca ah waxey sheegayaan in laba ciidan oo dawladda ka wada tirsan ay dagaalamayaan halka warka kale uu sheegayo in uu kooxo an la garan wali ay weerareen sandhig ciidan oo ka dhaw agagaarkaas.

 

LA SOCO WIXI SO KORDHA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor