Ciidamadda Amaanka Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xereen Wariyaha VOA-da Ee Magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin.
Trending
- Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 5/7/2022
- Maxaabiistii Xsbiyada Mucaaradka Somaliland oo lasii daayey
- Faah faahin: Dad ku dhintay qarax ka dhacay Yemen
- Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 5/7/2022
- Cali Guudlaawe oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia
- Xasan Sheikh oo Shaaciyay Saddex siyaabood oo Dowladdiisu ay ku wajaheyso Al-Shabaab
- Akhriso:- War Cusub oo kusoo kordhay Heshiiskii Khaadka ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya
- Karaash oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Puntland
- Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 5/7/2022
- Keymaha cagaaaran ee Sanaag oo gubanaya iyo Gurmad xooggan oo socda
Lama oga ilaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga wariyaha.
Ciidamadda amaanka Maamulka puntland ayaa bishan gudaheeda waxaa ay xereen xafiiskii SNTV uu ku lahaa Magaalada Garowe iyo laba wariye oo ka howlgalayay Radio Daljir.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.
Related Posts
Halkan ka akhriso Warqada Lagu Xeray Wariyaha