• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(Warbixin) Tartanka Hubka ee dalalka Bariga Afrika oo sare u kacay

Bilan Media by Bilan Media
April 14, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladaha Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi, Rwanda iyo South Sudan ayaa la sheegay inay dadaal ugu jiraan sidii ay Hub casri ah ugu soo iibin lahaayeen Ciiddankooda.

Dowladahaasi waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafay ku jireen Suuqyada hubka culus laga soo iibsado iyo inay casriyeeyaan Diyaaradahooda Dagaalka, Gawaarida Milliteriga, Hubka iyo qalabka kale ee Milliteriga.

Kenya ayaa lasheegay inay Kaalinta 1-aad kaga jirto dalalka Bariga Afrika ee kharajka ugu badan ku bixiya Milliteriga, waxaana la sheegay in sannadkii 2017-kii ay 963.5 million oo Dollar ku bixisay inay ku soo iibsadaan Hub iyo Qalab Milliteri.

Tanzania ayaa la sheegay inay kaalinta 2-aad kaga jirto Liiska, iyado sannadkii 2017-kii 593.1 million oo Dollar ku bixisay  inay soo iibsadaan Adeegyadda Milliteriga iyo qalabkooda.

Uganda waxaa la sheegay inay sannadkii 2017-kii ku kharaj- gareeyeen lacag dhan 444.6 million oo Dollar casriyeynta Qalabka Milliteriga.

Dalka Rwanda waxa uu sannadkii 2017-kii ku bixiyey kharaj dhan 11 million oo Dollar inay ku soo iibsadaan Qalabka Casriga ee Milliteriga.

Dalka Burundi ayaa la sheegay inuu Kaalinta 4-aad kaga jiro Dalalka Bariga Afrika ee kharajka badan ku bixiyey Qalabaynta Ciiddanooda, waxayna sannadkii 2017-kii kharaj gareyeen lacag dhan 63.9 million oo Dollar.

Dalka South Sudan ee ay colaadaha burburiyeen waxaa la sheegay inay sannadkii 201-kii u adeegsadeen 72 million oo Dollar inay ku soo iibsadaan hubka iyo qalabka casriga ee Milliterigooda.

Warbixin cusub oo uu soo saaray Machadka Caalamiga ee Cilmi-baarista Nabadda ee Stocholm International Peace Research Institute (SIPRI) ayaa muujinaysa in sannadkii 2018-kii ay Kenya kaalinta koowaad kaga jirtay Qandaraasyadda lagu soo iibsanayo Hubka, iyadoo dalatay 6 Diyaarad, oo ay rajeynayso inay soo gaaraan sannadkan 2019-ka.

Milliteriga Kenya waxay kaloo sannadkii hore dalka Maraykanka ka heleen 8 Diyaarado Helikopteradda oo la soo isticmalaay ama Gacan Labaad ah (second-hand).

Dowladda Kenya waxay kaloo 3 Diyaaradaha Xamuulka ee C-27J Spartan ka dalbatay Shirkadda Talyaaniga ee Leonardo, waxayna qiimaha guud ee Diyaaradahaasi ku kacaysaa lacag dhan 200 oo million oo Dollar.

Diyaaradahaasi waxaa la qorsheynayaa in lagu bedelo Diyaaradaha DHC 5 Buffalos ee lagu farsameeyo dalka Kanada, kuwaasi oo dhaqan-gabka ka noqday Milliteriga Kenya.

Sidoo kale, Kenya waxay ka dalbatay Shirkad laga leeyhaay dalka Poland 3 ka mid ah Diyaaradaha Fudud ee Xamuulka ee noocooda ah M28 Skytruck sannadkii 2016-kii.

Ciiddanka Difaaca Kenya waxay kaloo Maraykanka kaalmo ahaan uga helaan 12 Gawaarida Gaashaaman ee Milliteriga ee APCs, si loogu adeegsado Ammaanka Xuduudaha iyo in lagu taageero Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka Nabad-ilaalinta Somalia ee AMISOM.

Dhinaca kale, Warbixinta Cusub ee uu soo saaray Machadka Caalamiga ee Cilmi-baarista Nabadda ee SIPRI waxaa lagu muujiyey in Ciiddanka Uganda ee UPDF rajeynayaan inay sannadkan helaan 45 Gaadiidka Gaashaaman ee Ciiddanka lagu qaado ee dalka South Afrika lagu farsameeyo.

Ciiddanka Uganda waxay kaloo dalbadeen hal Diyaaradaha Fudud ee DA42 ee loo adeegsado Hawlaha Sirdoonka, waxayna Diyaaradaasi ku nooc tahay Diyaarad ay Kormeerayaasha QM ee Hubka sannadkii 2016-kii ku eedeeyeen dowladda Uganda inay Diyaaradaasi ku xad-gudubtay cunaqabataynta hubka ee saaran dalka South Sudan.

Dalalka kale ee Afrika ee inta badan Diyaaradaha DA42  u isticmaala Hawlaha Sirdoonka ama Tababaradda Duulliyayaasha  ayaa kala ah Nigeria, Ghana, South Sudan iyo Niger.

Warbixinta Machadka Caalamiga ee Cilmi-baarista Nabadda ee Stocholm International Peace Research Institute (SIPRI) waxaa lagu muujiyey inay Ciiddanka dalka Tanzania xoojinayaan Awoodda Ciiddankooda, waxayna sannadkii hore heleen 3 Helikoptarada noocoodu yahay AS350, kuwaasi oo qeyb ka ahaa 10 Diyaaradahaasi oo ay dalbadeen sannadkii 2017-kii.

Milliterig Tanzania waxay kaloo dalka Romania kadalbadeen 8 Diyaaradaha Helikopteradda ee noocooda kala yahay AS350 iyo AS550 iyo 2 Helekopteradda Xamuulka ee noocoodu kala yahay AS532 iyo AS332

Milliteriga dalka Rwanda waxay sannadkii hore dalka Shiinaha ka heleen Gantaaladda Lidka Taangiyada ee noocoodu yahay Red Arrow 9 oo ay dalbadeen sannadkii 2016-kii.

Sidoo kale, waxay Shiinaha ka heleen 3 Gantaalladda CS/SH1 ee dhumucdooda dhan tahay 122 mm oo ay dalbadeen sannadkii 2017-kii.

Previous Post

Sawirro:-Qeyb ka mid ah Dhismaha Garoonka Jaamacadaha Muqdisho oo dumay iyo Dad ku dhintay

Next Post

Soomaaliya oo ku guuleysatay shuruudihii laga rabay ee Deyn-cafinta Caalamka

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Soomaaliya oo ku guuleysatay shuruudihii laga rabay ee Deyn-cafinta Caalamka

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

by Liban
July 10, 2025
0

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta...

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

by Liban
July 10, 2025
0

LONDON, UK, – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation has been awarded the Africa Social Impact Leadership Award at the 15th African...

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

by Liban
July 10, 2025
0

Addis Ababa - The Minister of Labour and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, Hon. MP Yusuf Mohamed Adan,...

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

by Liban
July 10, 2025
0

Mogadishu  – The Federal Government of Somalia has initiated a new plan aimed at reopening blocked roadsin the capital, Mogadishu, as...

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
English News

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
English News

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Biihi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025
English News

Somalia’s Finance Minister Biihi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
  • Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
  • Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
  • Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00