Taliska Milatariga ayaa Ciidan aad u badan u diray Tuulada Abal oo D/Xudur u dhow oo uu joogo Sh Muqtaar Rooboow, si ay uga Difaacaan Al-shabaab Weerar ku ah.
Sh muqtaar ayaa dhawaan laga saaray liiska argagixisada waxana la rabaa in uu dhawaan yimaado magaalada muqdisho halkaas oo uu Wada hadalka kala bilaabi doono dawlada federaalka
Kooxda Al shabaab ayaa laga cabsi qabaa in ay weerar ku qaado sh muqtaar taasina waa ta keentay in loo diro ciidan xoojina oo ilaaliya amaankiiisa