(Akhriso): War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wada-tashiga Qaranka

Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Dowlad-gobaleedyadda ayaa barqanimaddii maanta soo gebagebeeyey Kulamo Wada-tashi oo ay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda “Villa Somalia” ee magaalladda Muqdisho.

Madaxda waxay si wadajir ah u soo saareen War-murtiyeed u muuqda inay si wadajir ah isku af-garteen, waxayna inta badan diiradda saareen Nidaamka Doorashooyinka soo socda, Guddiyadda loo xil-sarayo  iyo Qaabka lagu soo xulayo Xildhibaanadda cusub ee Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka.

Nuqul ka mid ah War-murtiyeedka oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa u qornaa sidatan:-

WAR MURTIYEEDKA1 WAR MURTIYEEDKA2

WAR MURTIYEEDKA3

SAWIR 2 SAWIR 1

©Radio Dalsan