Akhriso Magacyadda 135- oday dhaqameed ee soo xulaya baarlamaanka soo socda ee Soomaaliya

Iyadoo shalay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga qaran ayaa waxaa lasoo saaray liiska magacyadda 135- oday dhaqamee ee soo xuli doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.

Hoos ka akhriso liiska magacyadda oo dhameystiran.

o1 o2 o4 o6