Iyadoo shalay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga qaran ayaa waxaa lasoo saaray liiska magacyadda 135- oday dhaqamee ee soo xuli doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.
Hoos ka akhriso liiska magacyadda oo dhameystiran.