Akhriso:-Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee  Puntland

Xeer Madaxweyne Lr. 83 June 19 2018, kuna saabsan Magacaabid  Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay:                                   Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgaliyey:                          Aqoon tiisa iyo khibradiisa Shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1.Waxaa Maxamed Yuusuf Maxamuud loo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland

2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor