Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray Qoraal ay ku sheegeen inaysan oogolaan doonin in saami dheeraad ah Beelaha degga W/Galbeed Somalia laga siiyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.
War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu xusay in la hakinayo Doorashadda ka socota magaalladda Garowe, ee lagu dooranayo xubnaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.
Dhinaca kale, waxaa kaloo laga digay in wax laga bedelo Heshiiskii Madaxda Wada Tashiga Qaranka ka gaareen Saami-qeybsiga Beelaha iyo Maamuladda ee tiradda Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.
HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA: