• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweynaha Galmudug oo ku amray Guddiga Xalinta Khilaafyadda ee Doorashadda Dadban inay isaga baxaan Cadaado.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 27, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafyadda  Doorashadda Dadban uga wakiilka ahaa Doorashadda Galmudug lagu amray inay sida ugu dhaqsaha badan isaga baxaan Caasimadda KMG ee Maamulkaasi ee Cadaado.

Madaxweynaha Galmuddug, C/kariim Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu bixiyey Amarkaasi, sida ay inoo sheegeen ilo ku dhowdhow Maamulka Galmudug.

Dhinaca kale, Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafyadda Doorashadda Dadban ee u joogay Cadaado ayaa la sheegay inay dalbadeen Diyaarad Khaas oo ay dib ugu soo laabtaan magaalladda Muqdisho.

cadaadoMa kala cadda sababaha rasmiga ee uu Madaxweyne Guuleed qoonsaday, kuna soo cayriyey xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashadda.

Warkan ku aadan xubnaha Guddiga Khilaafyadda Doorshadda ee laga soo cayriyey Cadaado waxaa saxaafadda u soo dusiyey mid ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Maamul-gobaleedka Galmudug.

Maalmihii la soo dhaafay, waxay Guddiga Doorashadda Dadbam sheegeen inay Cabashooyin badan ka heleen qaar ka midd ah Ergooyinka Beelaha ka qeyb galayey Doorashadda xubnaha Galmudug uga mid noqonayo Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

Si kastaba ha ahaatee, Tallaabada uu Madaxweynaha Galmudug ku soo cayriyey ayaa ku soo beegantay Toddobaad kadib, markii ay Safaaradda Maraykanka ee Somalia soo saartay Qoraal lagu muujiyey inay Doorashadda ka dhacday Galmudug tahay tan ugu musuqa badan Doorashooyinka ka dhacay Maamul-gobaleedyadda kale.

©Radio Dalsan

Previous Post

(DEGDEG): Guddiga Xalinta Khilaafyadda ee Doorashadda Dadban oo lagu amaray inay degdeg uga baxaan Cadaado.

Next Post

(WAR SAXAAFADEED): Puntland oo hakisay doorashadda Aqalka Hoose, kana digtay in Beelaha Waqooyi loo kordhiyo saamiga ay ka heleen Barlaamanka.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

(WAR SAXAAFADEED): Puntland oo hakisay doorashadda Aqalka Hoose, kana digtay in Beelaha Waqooyi loo kordhiyo saamiga ay ka heleen Barlaamanka.

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The United States government has officially declared that it had no involvement in the major airstrikes carried out by Israel...

Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions

Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

In a dramatic escalation of Middle East tensions, Israel has carried out a wave of airstrikes targeting key Iranian military...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
English News

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions
English News

Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
  • Israel Launches Major Airstrikes on Key Iranian Military and Nuclear Sites Amid Rising Tensions
  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00