Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo Shir uga qayb-galay Dalka Itoobiya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto, Sulub axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Ethiopia uga qeyb galay kulankii 5-aad oo aan caadiga aheyn  ee Taliyeyaasha Boliiska Bariga Afrika.

Taliyaha ayaa kulan doceed la qaatay dhiggiisa Taliyaha Boliiska Federaalka Ethiopia Damlesh Gabremechael Waldyes.

Shirka ayaa looga hadlay Xaaladaha nabadgalyo darro ee ka jira Gobolka geeska Afrika iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka Argagixisada iyo Dambiyada Abaabulan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply