• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Talaabo Muhiim ah oo loo qaaday hirgalinta “doorasho hal qof iyo hal cod ah”, Soomaaliya ayaa isu diyaarineysa habka diiwaangalinta asxaabta badan

Bilan Media by Bilan Media
July 12, 2017
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

khubaro caalami ah ayaa usbuucan kulan sedex maalin socday ku yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya. Kulankaas ayaa ku saabsanaa sidii Soomaaliya looga qaban lahaa  doorasho hal qof iyo cod ah sanadda 2020 – 2021-ka. Shirku wuxuu isku keenay khubaro ka socota wadamada Falastiin, Ciraaq, Suudaan, Joordan, Yeman, Tuuniisiya, Nayjeeriya iyo Kiiniya iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya.

Intii shirka lagu gudo jiray wufuudu waxay si mug leh u lafa gureen nidaamka diwaan galinta asxaabta iyo sida doorashooyinka loo maamulo taas oo ah halka laga dhaqaaqyo si doorashooyin caam ah looga qabto Soomaaliya. Shirkan oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ayaa wuxuu bilaabay maalinkii isniinta ee 10-ka Juulay waxaanu Waxaana lasoo gabogabeeyey galinkii dambe ee arbacada 12 Julay 2017.

Shirka waxa soo qaban qaabiyey Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya iyo Ururka Maamuslista Doorshooyinka Wadamadda Carabta (Arab Electoral Management Bodies) oo kaashanaya Mashruuca Qaramadda Midoobey ee Somaaliya ka taageera doorashooyinka iyo Xafiiska laanta horumarinta ee Qaramadda Midoobay u qaablisan wadamada carabta ee fadhigiisu yahay Joordan (United Nations Development Programme’s Regional Hub for Arab States).

Diiwaan galinta asxaabta ee Somaalia waxa hagaya xeerka asxaabta siyaasadda ee Dawladda Fedaraalka Somaaliya ee baarlamanka Faderaalku ansixeyey bishii Juun, 2016ka. Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa ilaa hada dhisay xafiiska diiwaangalinta asxaabta oo ka kooban 28 hawlwadeen oo uu madax u yahay xoghayaha guud ee guddigu.

Marwo Xaliimo Ismaaciil, Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa hoosta ka xariiqdey hormarka ay Gudigoodu ku talaabsadeen si looga qabto Soomaaliya doorasho hal qof iyo cod ah sanadda 2020 – 2021. “Gudi ahaan rajo fiican ayaanu qabnaa waxaananu u tafo xaydannahay sidii wadanka aanu uuga qaban lahayn doorasho hal qof iyo cod ah sanadda 2020 – 2021-ka; waxaanu dajiney qorshe 5 sano ha oo hagi doona shaqada Gudiga ee ka hor doorashada, inta lagu gudo jiro doorashada iyo doorashada kadibba” ayay tidhi Marwo Xaliimo.

Marwo Badriya,  Xoghayaha Ururka Maamuslista Doorshooyinka Wadamadda Carabta (Arab Electoral Management Bodies) ayaa tidhi “ doorka asxaabta siyaasadu ay ka ciyaarto kobcinta Dimurraadiyadu waa mid aad u muhiim ah. Waa in aynu diwaangalinta asxaabta ku bineynaa nidaam horseeda taabo galka xuuqda aadamaha, sharciga iyo kala dambaynta , daah furnaan iyo wada jirka bulshadda.  Marwo Badriya waxay inaas ku daraty “Asxaabta siyaasaddu waa inay noqdaan qaar bulshadu u simantahay gaar ahaan dumarka iyo dadka laga tirada badan yahay”.

Gerald Mitchell, Madaxa mashruuca Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya ka taageera doorashooyinka, ayaa ku tiraabey diiwaangalinta asxaabtu waa talaabada ugu horeysa ee hirgalinta nidaam hufan oo horseeda asxaab badan oo dimuqaaridiyad, tartan iyo isla xisaabtan ku dhisan. “ doorasho dimquraadi ah waxa aasaas u ah in ay jiraan asxaab kala aragti duwan oo bulshadu ay kala dooran karto oo tartan xalaal ahi dhexdooda yaalo, ayuu yidhi Mudane Grerald.

Isagoo hadalkiisa sii wata wuxu yidhi Mudanuhu“ aad baanu ugu faraxsanahay inaanu gacan ka gaysano shirkan oo halkan lagu lafo guro aragtiyo iyo tusaalayaal kala duwan oo ku saabsan hanaanka diiwaan galinta asxaabta ee wadamo Afrikaan iyo Carab ah oo Soomaaliya chashar ay ka baran karto”.

Shirkan oo manta lagu soo gabo gabeeyey magaalada Nayroobi waxa maal galiyey deeq bixiyeyaasha kala ah: Dawlada ingiriiska, Midawga Yurub, Taliyaaniga, Jarmalka, Noorway iyo Iswiidhan (UK, the EU, Italy, Germany, Norway and Sweden).

Dhamaad

Previous Post

Dhageyso:-Waqtiga uu si rasmi ah u soo laabanayo Internet-ka oo la Shaaciyay

Next Post

Dhageyso:-“Gaas,Shirka Golaha Wasiirada ee Kismaayo ka furmaya waxa uu ka dhigan yahay isu soo dhawaanshaha dowladda iyo Maamul Goboleedyada

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Next Post

Dhageyso:-“Gaas,Shirka Golaha Wasiirada ee Kismaayo ka furmaya waxa uu ka dhigan yahay isu soo dhawaanshaha dowladda iyo Maamul Goboleedyada

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

by Liban
May 24, 2025
0

Algiers – The Federal Government of Somalia’s Minister of Finance, Biixi Iimaan Cige, paid an official visit this morning to...

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

by Liban
May 24, 2025
0

Hamburg, Germany – A knife attack rocked one of Hamburg's busiest train stations on Friday after a woman, armed with...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
English News

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
English News

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms
English News

Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori
English News

Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
  • Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
  • Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
  • Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00