Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay inay ugu yaraan 29 Tahriibayaal ku geeriyootay dooni ay la socdeen qiyaastii 600 Tahriibayaal oo ku deghty Xeebaha Degmdda Kafar Alsheekh ee dlka Masar.
Ilo dhinaca Ammaanka Masar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inay Kooxaha Gurmadka soo badbaadiyeen ilaa 150-Tahriibayal.
Doonidasi waday Tahriibayaasha ayaa la sheegay inay u kala dhasheen Masar, Suurya iyo dalal Afrikaan ah oo aan weli la shaacinin dalalka ay yihiin.
©Radio Dalsan