• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somali haysata Fiisaha iyo Aqoonsiga Maraykanka oo ku xaniban Kenya, Ethiopia iyo Koonfur Afrika.

Bilan Media by Bilan Media
February 6, 2017
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Tan iyo markii Amarkii Madaxweynaha Maraykanka la laalay, waxay Soomaali badan oo haysata Fiisaha iyo Kaarka US Green Cards weli ku xayiran yihiin Garoomadda qaar ka mid ah dalalka Afrika.

Ugu yaraan 10 Muwaadiniin Somali haysata Fiisaha iyo Kaarka Cagaaran ayaa shalay ka dhoofay magaalladda Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda Maraykanka, inkastoo ay Transit ku sii yihiin Garoonka magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somalia ayaa u sheegay  Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu in maanta oo Isniin ah la filayo inay in ka badan 20-kale oo Somali ah maanta ka dhoofi doonaan Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda Maraykanka.

Mid ka mid ah Rakaabka oo magaceeda ku soo koobtay Asma ayaa u sheegtay Wakaalladda Wararka Anadolu inay ku hawlan yihiin nasiibkooda, si ay u gaaraan Maraykanka.

Shirkadda Turkish Airlines oo ah Shirkadda Caalamiga ee keliya ee isaga kala gooshta  Muqdisho ilaa Istanbuul ayaa fududeynaysa sidii ay Rakaabka ugu sahli lahaayeen Duullimaadka ay ugu sii jeedaan Maraykanka.

Dhinaca kale, Shirkadaha Diyaaradaha Kenyan iyo Ethiopian Airlines ayaa u diidan Muwaadiniinta Soomaalida safarka ay ugu sii jeedaan Maraykanka.

Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda maamusha Garoomadda Diyaaradaha Kenya ayaa sheegay in Soomaalida ku sugan Kenya ee doonaya inay u socdaalaan Maraykanka dib looga celinayo Garoonka.

Sarkaalkaasi waxa uu sheegay inay mar kasta dhacdo arrintaasi, iyadoo Xayiraadda Maraykanka horey looga qaaday dadka ka soo jeeda Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Libya, Iraq iyo Iran.

Sidoo kale, Saraakiisha Garoomadda ku yaalla Ethiopia ayaa u sheegay dadka Soomaalida ee ku sii jeeda Maraykanka inay weli Dowladda ka sugayaan amar  dadka ka soo jeeda Somalia iyo Sudan loogu oggolaanayo inay raacaan Diyaaradaha ku sii jeeda Maraykanka.

Inta badan Soomaalida haysatay Fiisaha iyo Green Cards-ka Maraykanka ee joogtay Ethiopia waxay u dhoofeen magaalladda Johannesburg ee dalka Maraykanka, iyadoo qaar ka mid ah sii raaceen Duullimaadyo ku sii jeeday Maraykanka, halka kuwo kalena ay Safar-sugayaal yihiin.

Si kastaba h ahaatee, U-qeybsanaha Safaaradda Somalia ee dalka Koonfur Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Dhaqanka, Cabdi Xalane Xersi  kuma baraarugsana inay Soomaali wadata Aqoonsiga Muwaadinimadda Maraykanka ee Green Cards-ka ku xayiran yihiin gudaha dalka Koonfur Afrika.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Donald Trump iyo Hoggaamiyaasha NATO oo Kulan yeelan doona

Next Post

(AKHRISO}:- Jadwalka Dooda Musharaxiinta Madaxweynaha oo Maanta la Qabanayo.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Next Post

(AKHRISO}:- Jadwalka Dooda Musharaxiinta Madaxweynaha oo Maanta la Qabanayo.

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Roob mahiigaan ah oo si xooggan uga da’ay magaalada Muqdisho habeenkii xalay ayaa sababay daadad xooggan oo geystay khasaare naf...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan
  • Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00