• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo laga qaaday xayiraadii dhanka Safarada

Bilan Media by Bilan Media
April 15, 2018
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa la sheegay in dowladda Soomaaliya ay xayiraadii dhanka Safarada ah ay ka qaaday kadib markii Xeer ilaalinta Qaranka ay ku soo eedeysay fal la xiriira qiyaano qaran.

Siyaasiga  ayaa horay 17 Bishii December Sanadkii tegay ee 2017,waxaa hooygiisa weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida Sooomaaliya,iyaga oo xiligaas dilay 6 ka mid ahaa ilaaladiisa.

Shalay gelinkii dambe ayuu ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magalada Muqdisho ,waxa uuna Bartiisa Facebook ku soo qoray in uu safar u yahay dalka Kenya,isaga oo soo bandhigay sawir muujinaya in uu ku sugan yahay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde isaga oo ku wajahnaa dalka Kenya.

Illo ku dhow dhow Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in siyaasiga ay Maxkamada ka qaaday xayiraadii dhanka safarka ahaa,isla markaana dowladdu ay ka noqotay dacwadii ay horay uga soo oogtay.

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa horay u siideysay Siyaasiga kadib markii guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir uu sheegay in Siyaasiga uusan laheyn wax dembi ah,waxana intaasi kadib hadana dacwad ku soo oogtay xeer ilaalinta Qaranka,iyada oo racfaanka qaadatay go’aankii Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku fasaxday.

Tallaabada xayiraadii dhanka Socdaalka ahaa looga qaaday siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa la sheegay in kaalinta ugu weyn in uu ka qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ay iskuheyb yihiin,waxaana warar soo baxaya ay sidoo kale sheegayaan in dowladda ay bixisay Diyada Askartii ku geeriyootay weerarkii lagu qaaday Hoyga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

Weerarkii lagu qaaday 17 Bishii December ee Sanadkii 2017 Guriga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxaa ka dhalatay dood adag iyo xiisad Siyaasadeed,waxana intaasi wixii ka dambeeyey dadaalo lagu xalinayey khilaafka soo kala dhex galay Dowladda iyo siyaasiga oo aad u dhaliila tallaaba walba oo ay qaado dowladda.

Previous Post

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan

Next Post

Akhriso:-Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doono Shirweynaha Madaxda Carabta

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Akhriso:-Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doono Shirweynaha Madaxda Carabta

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

by Liban
July 11, 2025
0

Mudug, Somalia – The Vice President of Galmudug State, Mr. Ali Dahir Eid, held a high-level meeting with the Turkish...

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

by Liban
July 11, 2025
0

Premier Bank Somalia has been named Africa’s top banking brand at the 15th African Business Leadership Awards — a major...

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

by Liban
July 10, 2025
0

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
  • Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
  • Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
  • Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00