Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomalaiya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo khudbad ka jeedinayay gaba gabada shirka Golaha Iskaashiga ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah iyo tabashada ay ka qabaan dowladda Federaalka.
Shariif Xasan ayaa sheegay in marka hore ay muhiim tahay in siwadajir ah looga wada qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay in lagu wada Shaqeeyo nidaamka federaalka ah ee la qaatay balse hadii lagu shaqyen waayo aysan waxba kala soconeyn.