Magaalada Muqdisho waxaa Gordhow ka furmay shir u dhaxeeya Wasaarada Dastuurka Soomaaliya iyo Maamulka gobolka Banaadir.
Shirkan ayaa loogu magacdarayOlolaha hanaanka dib u eegista dastuurka,waxaan goob joog ka ah masuuliyiin uu ka mid yihiin Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xXoosh Jibriil iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed.
Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa leys dhaafsan doonaa dood ku saabsan qaabka ugu fudud ee dib u eegis loogu sameyn karo Dastuurka dalka.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com