• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:- Qodobo laga soo saaray shir gudoonka rugaha ganacsiga dalka uga socday Magaalada Garoowe

Bilan Media by Bilan Media
May 3, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 22 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Garowe, May 2, 2019 – Rugta Ganacsiga Qaranka, oo ah gole ay ku midaysanyihiin rugaha ganacsiga maamul goboleedyada iyo Rugta Ganacsiga Gobolka Banadir, waxaa Garowe ugu soo dhammaaday shir ay ku dhan yihiin guddoonka Rugaha Ganacsiga ee dalka. Shirkan oo soconayey bisha May 1–deeda ilaa 2–deeda, waxaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya rugaha loona horumarin lahaa ganacsiga gaarka loo leeyahay.

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay xubno ka yihiin ganacsatada Somaliyeed noocyadooda kala duwan, waxaa ka go‘an horumarinta ganacsiga dalka. Sidaa darted, arrimaha shirkan xoogga lagu saaray waxaa ka mid ah suuq geynta wax–soo–saarka dalka, iyo sidii shirkadaha Soomaaliyeed uga qayb–geli lahaayeen carwooyinka iyo bandhigyada lagu qabto suuqyada heer gobol iyo heer caalamiba.

Waxaa kale oo arrimaha shirka looga hadlay ka mida ahaa sida nidaamka dowladeed ee dalka (heer federal iyo mid maamul goboleed) iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iskaga kaashan lahaayeen sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay ula falgali lahaayeen nidaamka ganacsi ee heer caalami.

Kadib wadatashi qoto dheer oo lagu falanqeeyey arrimaha kor ku xusan, waxaa hoggaanka Rugta ganacsiga Qaranka, Rugaha Maamul Goboleedyada iyo rugta ganacsiga Gobolka Banadir guddoomiyeen:

  1. 1. Mideynta noocyada shahaadooyinka rugaha ganacsigu bixiyaan sida :–B shahaadada

unkidda (certificate of origin), shahaadada xubunimada shirkadaha, iyo cardka aqoonsiga rugaha.

  1. 2. In Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo daneeyayaasha Soomaaliya iska kaashadaan

horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo arrimaha gargaarka aadamaha.

  1. 3. In Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ay hormuud u noqoto hagidda

wadatashiga horumarineed iyo maalgashi ee uu dhexeeya ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo ha‘aydaha dawliga ah (PPD).

  1. 4. In shirkadda gaarka loo leeyahay ee Asal Consulting ay kala shaqayso Rugta Ganacsiga

iyo Warshadaha Soomaaliyeed horumarinta iyo tayaynta rugaha ganacsiga ee dalka.

  1. 5. Xoojinta habsami u socodka hawlaha shaqo ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha

Soomaaliyeed.

GALMUDUG CHAMBER OF COMMERCE A INDUSTRI CHAMBER

BLIGNAL

Jubaland

PUNTLAND CHAMBER OF COMMERCE AND INDUSTRIES

Southwest State of Somalia

HIIRSHABELLE

SOMALI

  1. 6. In Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya soo qabanqaabiso

dhammaadka bisha June, 2019 madal wadatashi oo lagu gorfeeyo horumarinta dhaqaalaha dalka laguna marti qaado daneeyayaasha Soomaaliya gudaha iyo dibaddaba.

  1. 7. In Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliya si mug leh uga qaybqaadato

pomidda shirka maalgashiga Puntland, ee dhacaya bisha August 2019.

  1. 8. In shirkadda Adeegsan loo xilsaaro diyaarinta buugga kheyraadka dalka iyo buugga

fursadaha ganacsi ee dalka.

Haddaba Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya waxay ku baaqaysaa:

  1. 1. In hay‘adaha dawladdu dib u nooleeyaan carwooyinkii iyo banddhigiyadi ganacsiga

dalka, dibna u hawl geliyaan carwada qaranka si loo xoojiyo koboca ganacsiga iyo wax

soo saarka dalka. 2. In la aas–aasso sanduuq lagu hormarinayo ganacsatada yaryar ee dalka.

Sidoo kale Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa

  1. 3. In dalka laga hirgeliyo heshiisyada lagu hormarinayo ganacsiga iyo ilaha dhaqaale ee

dalka, sida aagagga gancsiga xorta ah (free trade zone).

g

og

Rugta Ganacsiga & Warshadaha Soomaliya

Rugta Ganacsiga Puntland

Rugta Ganacsiga Jubbaland

Rugta Ganacsiga Banaadir

ABDI NASIR A. MOHAMED

Rugta Ganacsiga Konfur Galbeed

Rugta Ganacsiga Galmudug

Previous Post

Dhageyso:- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Faah Faahin:-Qaraxyo xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Next Post

Faah Faahin:-Qaraxyo xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

"Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • “Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00