Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa gelinkii dambe ee Maanta dib ugu laabtay iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Cali Guudlaawe ayaa Maalmihii la soo dhaafay booqashooyin ku kala bixiyay  Magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho iyada oo Muqdisho uu uga qeyb galay Munaasabad Maamulk Hir-Shabeelle loogu wareejinayay Gaadiid ay isticmaalayan ciidamada Booliiska Hir-Shabeelle.
Garoonka Diyaaradaha Jowhar waxaa ku soo dahweeyay xildhibaano, Wasiiro iyo sioo kale Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Jowhar ayaa la geeyay halakas oo Caawa uu ka wato howshiisa caadiga ah.
Hoos Ka Daaso Sawirrada