• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Saraakiisha Boliska Nigeria ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo aan wax mushaar helin muddo hal sanno ah.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 4, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

136 Sarkaal Nigerian oo ka tirsan Unugga Boliska ee Somalia (Formed Police Unit (FPU) in Somalia, ayaa weli rajeynaya in la siin doono mushaarkooda, kadib, markii ay dhamaysteen Hawlgal ay muddo Hal sanno ah u joogeen Somalia.

Saraakiishaasi oo la hawl-galayey Hawlgalka AMISOM ayaa waxa uu jadwalku ahaa inay Dowladaha Midowga Europe (The European Union (EU) bixiyaan Mushaaraadka iyo Gunnadda Saraakiishaasi u dhalatay dalka Nigeria oo iyagu u xil saarnaa inay qoraan, isla markaana tababaraan Ciiddanka cusub ee Boliska Somalia.

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Caasimadda dalka Nigeria ee Abuja oo aan ka soo xiganay Warkan ayaa qoray in halkii 136-da Sarkaal laga siin lahaa Mushaarkooda in laga wada safay Billado Abaalmarin Hawlkarnimo oo ay ku muteysteen sida ay u guteen Waajibaadkooda muddadii ay joogeen Somalia.

Wargeyska waxa kale oo uu qoray in inta badan Saraakiishaasi bilaabeen inay dawarsadaan, si ay ugu iibsadaan Adeegyadda muhiimka u ah, waxayna dareemayaan awood la’aan ka dhalatay Mushaar la’aanta ku haysata Hawlgalka AMISOM.

Mid ka mid ah Saraakiisha Boliska Nigeria ee ku sugan Somalia ayaa u sheegay Wargeyska The Nation inaysan xaalladaasi wax niyad-jab iyo saamayn ah ku yeelanin Hawlgalka ay u joogaan Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray in Saraakiishooda loo aqoonsaday Ciiddanka Boliska ee ugu wanaagsan ee ka tirsan Hawlgalka AMISOM, isla markaana ka shaqeeyey Qaabaynta Ciiddanka Boliska Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, Cabashadda Mushaar la’aanta haysata Ciiddanka AMISOM ayaa noqotay mid saamayn xooggan ku yeelan karta Hawlgalka AMISOM.

Dowladda Burundi oo ay Somalia ka joogaan in ka badan 5,300 Askari ayaa ku hanjabtay inay Ciiddankooda la bixi doonaan, iyadoo aan Ciiddankaasi wax mushaar ah la siinin muddo 12-bilood ah.

Madaxweynaha dalkaasi, Pierre Nkurunziza ayaa horey ugu goodiyey inay Ciiddankiisa kala soo bixi doono Hawlgalka AMISOM, wuxuuna eedeyn u jeediyey Midowga Afrika iyo Midowga Europe oo uu ku tilmaamay inay ka mas’uul yihiin mushaar la’aanta Ciiddankiisa ku haysata Somalia.

Tan iyo bishii March ee sannadkii hore, Askarta Burundi ee qeybta ka ah AMISOM ma helin wax mushaaraad ah, waxaana arrintaasi loo aanaynayaa Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Midowga Europe iyo Dowladda Burundi, kadib, markii Madaxweyne  Pierre Nkurunziza  mar 3-aad loo doortay Xilkaasi.

Xigasho: The Nation, Nigeria

©Radio Dalsan

Previous Post

Madixii Guddiga Doorashadda ee dalka Gambia oo baxsaday.

Next Post

(SAWIRO): Haweeney Somali oo ku xiran dalka New Zealand oo ku hanjabtay inay mar kale afduubi doonto Diyaarad.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Next Post

(SAWIRO): Haweeney Somali oo ku xiran dalka New Zealand oo ku hanjabtay inay mar kale afduubi doonto Diyaarad.

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta booqasho dhiirigelin iyo dhiirrigelin qaran ah ku tegay...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Xaaladda degmada Moqokori iyo deegaannada hoos taga ayaa saaka aad u kacsan kadib dagaallo culus oo billowday waaberigii hore ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay kulan rasmi ah...

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

MOGADISHU – In a bold move to confront the growing risks posed by the misuse of social media in Somalia, the...

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
English News

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
English News

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
English News

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
  • Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
  • Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00