Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid ah xubnaha aqalka sare ayaa sheegay in xildhibaanadu ay kala taagersanyihiin Musharixiinta u tartama Xilka Madaxweynaha.
Waxaana uu sheegay in Xildhibaanadu ay isugu jiraan kuwo lawado iyo kuwo doonaya Musharax Gaar isgaan uu kamid yahay Xubnaha doonaya in uu guuleesto Musharax gaar ah.
Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasbad casho sharaf aheed oo Xalay Gudoomiyaha Gobolka banaadir Yuusuf Jimcaale ku casuumayay Xubnaha aqalka sare .
Sanetor Yalaxoow ayaan carabaabin Musharaxa uu doonayo in uu guuleesto.