Guddoomiyihii sariflayaasha Hargeysa oo shalay lagu xiray xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa saaka geeriyooday
Cabdullaahi Cali Barre oo aan ila hadda la caddaynin sababta geeridiisa waxa loo xiray arrinta sicir bararka sarifka oo isaga iyo sariflayaal kale ka soo horjeesteen go’aanka maamulka Somaliand
Wariyaheena magaalda Hargeisa ayaa soo sheegaya in Barre uu xanuunsanayey marki ay ciidamada xirayeen loofa aaneynayo geeridiisa inuu arintaas u geeriyooday