• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Saciid Deni oo DFS ku eedeeyay inay wado Colaad ka dhex Qaraxda Galmudug iyo Puntland

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 26, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Saciid Deni oo DFS ku eedeeyay inay wado Colaad ka dhex Qaraxda Galmudug iyo Puntland
30
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Khariirad cusub oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay daabacday, taas oo ka tarjumeysa MAP-ka dalka, ayaa dood xooggan ka dhex dhalisay bulshada Soomaaliyeed, iyadoo si gaar ah uu Maamulka Puntland uga falceliyey.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlayay khariiradda la faafiyey, ayaa sheegay in MAP-kaasi uu wado cadeynayo in dowladda dhexe ay hurineyso colaado cusub, gaar ahaan gobolka Mudug, taasoo uu uga digay inay keento dhibaato aan loo baahnayn.

Madaxweyne Deni ayaa khudbad uu ka jeediyay kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland waxa uu si cad u sheegay in khariiradani ay caqabad ku tahay nabadgelyada iyo wada noolaanshaha Puntland iyo Galmudug, iyadoo la abuurayo xiisad ka dhalan karta arrimaha gobolka Mudug.

Waxa uu tilmaamay in dowladda dhexe ay qaadayso tallaabooyin khatar ah oo ka dhan ah isku xirnaanta bulshada, kuwaasoo keeni kara kala qeybsanaan iyo is-hubsiimo la’aan.

Deni ayaa carrabka ku adkeeyay in aysan jirin muran dhanka xuduudaha ah oo u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug, balse ay yihiin dad wada dega oo deris ah kana shaqeeya nabadda iyo horumarka gobolka Mudug. Isagoo muujinaya sida Puntland iyo Galmudug ugu wada heelan yihiin degganaanshaha, ayuu Madaxweyne Deni ku baaqay in dowladda Federaalka ay si xushmad iyo wada-tashi ah uga shaqeyso xasiloonida dalka, si looga fogaado in khariiraddan ay horseedo khilaaf iyo fidno cusub oo bulshada dhexdooda ah.

Waxaa muuqata in khariiradda la daabacay ay abuurtay walaac iyo hadal hayn ballaaran, iyadoo la is-weydiinayo saameynta ay ku yeelan karto xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe iyo weliba kala dambeynta gobollada.

Previous Post

Three Somali Women Laid to Rest in Nairobi, Sparking Outcry After Eastleigh Killings

Next Post

Deni oo si cad u taageeray go’aankii Axmed Madoobe kaga baxay Shirka G. Wadatashiga Qaran

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post
Deni oo si cad u taageeray go’aankii Axmed Madoobe kaga baxay Shirka G. Wadatashiga Qaran

Deni oo si cad u taageeray go’aankii Axmed Madoobe kaga baxay Shirka G. Wadatashiga Qaran

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

by Ilhaan
July 12, 2025
0

MOGADISHU  – In a high-level meeting at the headquarters of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) in Mogadishu, the Vice...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

by Liban
July 11, 2025
0

Mudug, Somalia – The Vice President of Galmudug State, Mr. Ali Dahir Eid, held a high-level meeting with the Turkish...

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

by Liban
July 11, 2025
0

Premier Bank Somalia has been named Africa’s top banking brand at the 15th African Business Leadership Awards — a major...

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
  • Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
  • Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00