Qoraal ka baxay wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa shaqada looga joojiyey tv-ga Universal shaqadi uu ka hayey deeganada Puntland.
Qoraalka wasaarada kasoo baxay ayaa lagu sheegay in tv-ga Universal uu iska horkeenay shacabka iyo dowlada, mana jirto wax cadaynaya eedaasi oo qoraalka lagu xusay.
Wariyaheena Garowe ayaa soo sheegaya in talaabadan ay timid kadib mark ay tabiyeen war ku saabsanaa ciidamadi la wareegay dhismaha barlamaanka .