Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa looga jawaabay qoraalkii Wasaaradda Maaliyadda ee maamul Goboleedyada looga dalbaday xisaabcelinta lacagii horay u siiyeen.
Puntland ayaa qoraalka ku shaacisay cadada lacagihii Dowladda Federaalka ka heshay sanadihii 2017 2018 iyo halka ay ku baxday lacagtaas.
Sidoo kale Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aad ugu dhaliishay dowladda Federaalka in aysan siinin lacagihii ay xaqa u lahaayeen.
Hoos Ka Akhriso qoraalka Wasaaradda Maaliyadda Puntland.