Saraakiisha ciidamada maamulka Juubbaland ayaa ka warbixiyey howlgal laga fuliyey gobolka Jubbada Hoose oo lagu dilay saraakiil ka tirsan Alshabaab. ...
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa ka hadlay arrimaha gurmadka Abaaraha ee deegaanada Koonfur Galbeed, waxaana uu ...
Wasiirka wasaaradda war faafinta xukuumada soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yarsiisow ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii loo magacaabay xilkaas ...
Hadal qoral oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa lagu sheegay inay cambaaraynayaan Weerarkaasi oo lala beegsaday ...
Wasiiradaasi oo ka kala socda 7-da Waddan ee Wershadaysan waxaa Shirkoodii Sannadlaha maanta uga furmi doonaa magaalladda Tuskani ee Talyaaniga ...
Hadal ka soo baxay Kooxdaasi ayaa lagu sheegay inay Weeraradaasi fuliyeen Labo ka mid ah Dagaalyahanadooda oo lagu kala magacaabi ...
Sida lagu qoray twitter-ka villa Somalia madaxweynaha DFS ayaa gaarayAbu Dubia iyadoo xiisada imaarkaadka iyo Soomaaliya ay cirka iskusii shareereyso. ...
dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo kabadan 15-daqiiqo waxa uu ka dhacay qeebo kamid ah dagmada Hodan ee gobolka ...
dibad baxaan oo ahaa mid balaaran ayaa caawa dad weyne careesan waxa ay ka dhigeen wadada isku xirta isgoosyada Sanca iyo ...
gudoomiyaha dagmada Hobyo ee gobolka Mudug C/laahi Axmed Cali Faad oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay kulan ...
Dagaal xoogan oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isu istictaalayo ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Tarabuunka. Warar kala duwan ayaa ...
Gudoomiyaha maxkamada magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo Sheekh C/qaadir Cismaaciil oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka hadlay ...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.