dibad baxaan oo ahaa mid balaaran ayaa caawa dad weyne careesan waxa ay ka dhigeen wadada isku xirta isgoosyada Sanca iyo Siinaay ee magalada Muqdisho
dadka dibad baxa dhigayay ayaa ka careesnaa falka ay ku dileen kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom wiil dhalinyaro ah oo marayay aga-gaarka isgooska Sanca
Halkan hoose ka dhageyso codka