DHAGESYO: Wasaaradda War faafinta oo ka Hadashay Xukunkii Soomaaliland ay ku riday Wariye Coldoon

Wasiirka wasaaradda war faafinta xukuumada soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yarsiisow ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii loo magacaabay xilkaas ka hadlay xukunka wariye Cabdi maalik Coldoon oo maxkamad ku taala magaaladsa Hargeysa ay ku riday xukun laba sano oo xabsi ah, waxaana uu sheegay Eng yariisow inay dowladdu ka xuntahay xariga wariyahaas, iyo xukunka maxkamad ku taala soomaaliland ay ku riday wariye Coldoon.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media