Warka Duhur maanta waxa soo jeedinaya abuukar dayax iyo fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada ...
Wariyaha Radio Dalsan ee Afgooye ayaa soo sheegaya in hadda la qaadayo  Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee ka soo gaaray qarixii ...
Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya dagaal qarax ku bilaawday oo Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ...
Ciidamo la aaminsan yihiin in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa saakay waxa ay Wadada u galeen Ciidamo ka tirsan kuwa ...
Waxaa Maalintii labaad Xiran Garoonka Diyaaradaha ugu weyn Gobolka Hiiraan ee k u yaalla Magaalad Baladweyne ee Xarunta Gobolkaas. Xeritaanka ...
Afhayeenka Boliska dalkaasi, ayaa sheegay in la xiray 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin Maleeshiyo ka ...
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay howlgal ka wadaan Xafado ka tirsan Gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. ...
Warka Sakay waxa soo jeedinaysa fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameyanay maxamed cabdulahi cali boy
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo mudo dhowr maalmood ah dalka ka maqnaa ayaa la filayaa in uu ...
134 Qaxooti Soomaali ah ayaa xalay soo gaaray Dekedda magaalladda Berbera, kadib, markii ay dib uga soo laabteen dalka Yemen. ...
Thaabit Cabdi Maxamed gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in Muqdisho ay ka jirto xaalad ah in mararka ...
Mogadishu – September 13, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday officially inaugurated the newly built headquarters of the...
Salt Lake City — Tyler Robinson was once seen as a promising teenager with a bright academic future. Today, he stands...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga...
maanta waxaa weli socda uruurinta meydadka kooxda Al-Shabaab ee shalay weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud....
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.