Wariyaha Radio Dalsan ee Afgooye ayaa soo sheegaya in hadda la qaadayo  Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee ka soo gaaray qarixii lagula Eegtay Wadada Lafoole.
Khasaaro Aad u weyn ayaa soo gaarey Ciidamada AMISOM Sida wararku Sheegayaan Waxaa Xiran Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose.
Amisom ayaa dhanka kale la sheegay in ay iyana halakasi ku leysay Arday farabadan xili ay ka soo baxeen Iskuul ay dhiganayeen.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com