Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay Baratamaha magaalladda Harare, kuwaasi oo codsanaya inuu is-casilo Madaxweynaha dalkaasi. Ugu yaraan 8,000 oo ...
Sacad Xariiri ayaa la filayaa inuu Kulan la qaato Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makaron oo horey u sheegay inuu Sacad Xariiri maalmo ama ...
Intii uu socday kulankii Maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse ...
Warka Waxaa Wadajir U Soo Jeedinaya:Â Fardowso Maxamuud Sahal &Â Axmed Xuseen Cadow Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Isago Dalka Cumaan jooga ayuu Soo duubay fariin Muuqaal ah General Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirki gaashandhiga dawladii ...
Barlamaanka ayaa isku raacay in dhiibisti Qalbi dhaga ay aheyd sharci daro kadib kulan hada ka socda iyada oo Maanta ...
Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ha ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, iyada oo Maanta ...
Kulan shalay soo bilaawday oo u dhaxeeyay Guddiga doorashooyinka Soomaaliland iyo Madaxda xisbiga WADANI ayaa maanta la soo gaba gabeeyay ...
Wargeyska Maalinlaha ee Berliner Morgenbost ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa shalay qoray inay Boliska sheegeen inuu Eedeysanahaasi oo 19-jir ah ...
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku faah faahiyaya Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya,shir ka dhacay Dalka Mareykanka kaasi ...
Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in arrintii ku aadaneyd in uu khilaaf ka dhex jiro Maamulka Koonfur Galbeed ...
Ilaa 6 Mudane oo ka tirsan Xisbiyadda Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga ee dalkaasi ayaa si wadajir ah u soo saaray Qaraar ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.